Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalo katirsan dalka Koonfur Afrika

Waxaa sii kordhaya dilalka iyo dhibaatooyinka kale ee muwaadiniinta Soomaaliyeed loogu geesanayo deegaano katirsan dalka Koonfur Afrika, waxaana dilalkan cabsi badan ku abuureen Soomaalida dalkaasi ganacsiyada ku leh. Kooxo burcad madow oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa saakay xaafada Wesbank ee katirsan magaalada Cape Town ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabayay Cabdi Sheekh … Continue reading Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalo katirsan dalka Koonfur Afrika